Free COVID 19 test (Coronavirus-Isbaarid lacag la'aan ah)

image

Free COVID 19 test (Coronavirus-Isbaarid lacag la'aan ah)

The city of Minneapolis, the Islamic Association of North America (IANA), Abubakar As-Saddique Islamic Center, Briva Health, and other organizations partner to facilitate the free COVID-19 test.
 
It is very important that we all take part in halting the spread of COVID19 and the only way we can reduce the spread and death in our communities is for us to get tested regularly. Abubakar As-Saddique Islamic Center will have a large free testing drive this Saturday and next Saturday, from 12:00 PM to 5:00 PM. You don't have to have insurance and the testing will be free. Your test results will be back within 2 days. You can come in person or drive through. Please take advantage of this opportunity to know your status so that you can protect yourself and your loved ones.
 
Somali Version
 
Magaalada Minneapolis, Jimciyada Islaamiga ee Waqooyiga Ameerika (IANA), Abubakar As-Saddique Islamic Center, Briva Health iyo Ururo kale ayaa iska kaashaday fududaynta COVID-19 baaritaan lacag la’aan ah oo Abuubakar lagu qabanayo.
 
Aad ayey muhiim u tahay in aan ka wada qaybqaadano xakamaynta faafitaanka COVID-19 sida kaliya ee aan ku yareyn karnaana faafida iyo dhimashada bulshadeena, ayaa ah inaan si joogto ah isku baarno. Masaajidka Abubakar Assidique Islamic Center waxaa lagu qaban doonaa isbaarid bilaash ah Sabtida September 19, 2020 iyo Sabtida kuxigta September 26, 2020, laga bilaabo 12:00PM 5:00P. Khasab kuguma aha in aad leedahay caymis baaristuna waa lacag la’aan. Jawaabta baaritaanka waxay soo noqon doontaa 2 maalmood gudahood. Qof ahaan waa lagaaga qaadi karaa baaritaanka, ama adigoo gaarigaaga ku dhex jira ayaa lagaa qaadi karaa. Fadlan ka faa'iideyso fursaddan si aad u ogaato xaaladdaada caafimaad ee Covid-19 si aad u ilaaliso naftaada iyo tan dadka aad jeceshaja.
 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *