Ramadan Mubarak!
Ramadan Kariim! - April 13th, 2021
Islamic Association of North America (IANA) is pleased to announce that Tuesday, April 13th, 2021, corresponding Ramadan 1, 1442-H is the first day of Ramadan.
This announcement is based on an Official Decision and Announcement of the IANA Fiqi Committee. This announcement is also, based on after the Ramadan Crescent was announced today Muslim countries including; Saudi Arabia, United Arab Emirates, and Somalia announced crescent was sighted in more than one city. Since Monday, is the last day of Sha'ban, hence 1st Ramadan 1442-H will be on Tuesday, 13th April.
We ask Allah to accept our fasting and give us health and Iman to complete the Ibadat of Ramadan. May Allah ease our hardships and shower us with loads of peace and prosperity during this holy month of Ramadan. May Allah bless you and your family in this holy month. May Allah guide us to fast and have a blessed time!
IANA Fatwa Committee
-------- بيان الجمعية الإسلامية في شمال أمريكا بخصوص دخول شهر رمضان المبارك سنة ١٤٤٢هـ الموافق ٢٠٢١مـ.
الحمدلله وكفى والصلاة والسلام على نبيه المصطفى وعلى آله وصحبه وسلّم اجمعين، و بعد:
بعد رؤيه هلال شهر رمضان المبارك من عدة بلدان من العالم الإسلامي كما اعلنتها بعض الدول مثل السعودية والصومال ودولة الأمارات العربية المتحدة وان اليوم ١٢ من أبريل هو من ايام شهر شعبان ومتمما له،وعليه يسرّ الجمعية الإسلامية في شمال أمريكا أن تعلن أن غدا الثلثاء ١٣ من أبريل أول شهر رمضان المبارك، والله نسأل أن يتقبله منّا ويعيده علينا بالأمن والإيمان والسلامة والإسلام.
كما نودّ ان نذكّر أنه يجب علينا جمع الكلمة والائتلاف لجميع المسلمين في أقطار العالم، ونرجو من جميع الجهات المختصة الحذر من الإختلاف والتفرّق والله يهدي الى سواء السبيل.
اللجنة الإفتاء.
--------
Jimciyada Islaamiga ee Waqooyiga Ameerika (IANA) waxaa sharaf u ah inay kudhawaaqdo maalinta ugu horaysa ee Ramadan inay tahay Jimcaha April 13-keeda, 2021, oo waafaqsan Ramadan 1, 1442-H. Kadib markii gudiga Fatwada ee IANA ay go'aan rasmi ah kasoo saareen kuna dhawaaqeen in Talaadada 13-ka, 2021 ay tahay maalinka Ramadan ugu horaysa.
Iclaankan wuxuu kaloo kusalaysan yahay kadib markii bishii laga arkay, maanta oo Isniin ah Sacuudiga, Imaaraadka, sidoo kale Soomaaliya waxay ku dhawaaqday in dhowr meelood laga arkay. Taasoo kusoo beegmaysa in maanata ay tahay maalinkii ugu danbeeyey bisha Shacbaan. Sidaa daraadeed maalinka ugu horeeya ee Ramadan wuxuu noqonayaa Talaadada, April 13, 2021 oo waafaqsan Ramadan 1,1442 Hijri. Ramadan Kariim.
Ilaahay waxaan ka baryeynaa inuu naga dhigo kuwa ka faa'iidaysta bishaan barakaysan soonkeeda iyo Qiyaamkeedana nawaafajiyo. Illaahay waxaan waydiisanaynaa inuu naga korqaado daacuunka Corana iyo Covid-19. Illahay waxaan ka baryeynaynaa inuu diintiisa u gargaaro, muslimiintana xaqa ku hadeeyo. Waxaan idiin rajaynayaa idinka iyo qoysaskiina Ramadaan kariim.
Gudiga fatwada ee IANA.
COVID-19 During Ramadan
Leave a Reply